Gabiley(AN)War Dagdag ah Daadad Waawayn Oo Kasoo Fatahay Dhinaca Ethiopia Ayaa Soo Galay Gudaha Magaalada Togwajaale Waxananu Ka Waraysanay Oo Aanu Khadka Telefonka gacanta Kula Xidhiidhnay Gudomiye Kuxigenka Togwajaale Iyo Qaar Kamid ah Dadka Ku Sugan Goobta Ay Biyuhu soo Galen
Arabsiyonews.Net
Office Gabiley








