Boqorada Dalka Ingiriiska Oo 90 Jirsatay Iyo Dabaal Dag Loo Sameeyey+Sawiro

0

England {AN}–Boqorada dalka ingiriiska aya gashay sanadkii 90aad ee nolosheeda, waxaana loo sameeyey dabaal dag ay ku xusayso sanad guuradeeda, iyada oo dabaal dageedana ay iskusoo baxeen boqolaad dadwayne ah.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

England Desk

ArabsiyoNews@gmail.com