Arabsiyo(AN)War deg dega Dooxa wayn ee huluuq ee Dagmada Arabsiyo ayaa qaaday gaadhi Nooha ah oo ay Saarnaayeen 9 qof inta la ogyahay Waxa Lagasoo badbaadiyay 8 qof,waxaana Geeriyootay gabadh da’yar Ale ha unaxariistee iyadoo ay Gurmad adag ka galeen Dadwaynihii Reer Arabsiyo,iyadoo dirawalkii oo Xaaladiisa cafimaad oo kaliidata inta kale loo qaaday dhakhtarka wayn ee Gabilay
sida shabakada Arabsiyonews u xaqiijiyeen ila ka ogdhawaa halka masiibadu ka dhacday gaadhiga auyaa usii jeeday dhinaca gabiley waxaanu kasoo ababaxay Magaaladda Hargaysa
Xiliyada roobaadka ayaa bulshada iskaga kala gooshta caasimada Hargaysa iyo Gobolada Galbeedka Somaliland khatar ba’an ku haya dooxyada waawayn ee mara Magaalada Arabsiyo kuwaas oo sanadkasta khasaare naf iyo maalba saameeya dadkaa isusocda
Arabsiyonews.com
Arabsiyonews@gmail.com
Arabsiyo Office










