“Golaha dhexe waxay ansixiyeen heshiiskii badbaadinta xisbiga Ucid ….Jamaalna Waa Musharaxa Xisbiga” Cali Guray

0

Hargaysa(AN) Hogaanka  sare ee Xisbiga Ucid oo tageeray musharaxnimada Jamaal Cali Xuseen shir Jaraaid oo si wada jira uqabteen Gudoomiye ku xigeenka 3aad ee xisbiga Ucid Muj Cali Guray iyo Gudoomiyaha golaha dhexe ee Xisbigaas sabca

Halkan ka daawo

 

Arabsiyonews.net

Hargaysa Office