Daawo Gudiga abaaraha Gabiley ayaa Maanta Waxa Lasoo Gaadhsiyay Deeq Lacaged Oo Ay sooDiren Jaaliyada Somaliyed Ee Wadanka Swedan

0

Gabiley(AN) Gudiga abaaraha Gabiley ayaa Maanta Waxa Lasoo Gaadhsiyay Deeq Lacaged Oo Ay soo Diren Jaaliyada Somaliyed Ee Wadanka Swedan islamarkana ay kaga qayb qaadanayeen cawimada deeganada abaaruhu saameeyeen ee ka tirsan gobolka gabiley
Deeqdani oo dhanayd 2000 ayaa waxa wakiil ka Ahaa Gudoomiyaha ururka mutadawaciinta ah ee samakaal kayse xaaji muuse cilmi
isagoo kayse xaaji muusena si toosa ugu wareejiyay gudida abaaraha ee gobolka gabiley
sidoo kale gudida abarha ee g.gabiley ayaa deeqo raashina gaadhsiiyay deeganada koonfur kaga beegan g.gabiley oo kamida deeganada abartu saamaysay

Arabsiyonews.com
Office Gabiley