Hargaysa(AN) Wefti ballaadhan oo ka kooban hoggaanka sare ee xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda, ayaa socdaal la xidhiidha qiimaynta xaaladda abaarta ka taagan dalka iyo habsami-u-socodka diiwaangelinta gunnaanadka ku dhaw ku tagay degaamo ka tirsan Gobolka Saaxil maanta.
Arabsiyonews.net
Hargaysa Office








