Hargaysa(AN)weftigu uu hogaaminayey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa booqday Buurta dalxiiska ee Gacan-libaax oo loogu sameeyey casuumad qado ah, halkaasi oo markii dambena Guddoomiyaha KULMIYE iyo wasiirradu waxay dhagax-dhigeen dhismaha guriga Martida oo ay dhisayso Wasaaradda Deegaanku oo burbursanaa in ka badan 25-kii sanno ee Somaliland madaxbannaanideeda haysatayba.
Halkan kadaawo
Arabsiyonews.net
Hargaysa Office








