Arabsiyo News–Taliyaha ciidanka booliska gobolka awdal gaashanle Cabdiraxmaan Nuur Colhaye ayaa sheegay in ciidamada booliska gobolka awdal ku guulaysteen soo qabashada dabley dhawaan baabuur ka afduubtay meel 6KM u jirta magaalada boorama.
Waxaana uu taliyuhu carabka ku dhuftay inuu afduubka baabuurka ka danbeeyye nin ganacsade ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka








