Arabsiyo News—-wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland sheikh khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa manta ka qayb galay munaasibad balaadhan oo loo sameeyey daahfurka dhismaha cusub ee loo dhisay masaajidka saalixiyada ee magaalada burco.
Waxaana wasiirka, culimada waa wayn ee saalixiyadda iyo waliba marti sharaf kaleba ay halkaasi kazoo jeediyeen khudbado dhinacyado badan taabanay iyo waliba taariikhda masaajidka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka








