Arabsiyo News— sida ay sheegayaan warar xog ogaal ah ayaa waxa uu waraabe cunay gabadh ku noolayd Deegaanka Boon ee Gobolka Awdal.
Qaar ka mid ah Dadkii Goobtaasi ka hadlay meeshaasi iyagoo Lahaa “Waxaanu u aanaynayaa inay u dhimatay ooon” waa siday hadalka u dhigeene.
halkan ka daawo Warbixintaasi
Abdifatah Mohamed Giryaad
Arabsiyo Desk
+252-63-4654654
Arabsiyonews@gmail.com








