Arabsiyo News—Ayeeyo Khadiija Daahir Jaamac,waa hooyo ku nool magaaleda Hargeysa,gaar ahaan xaafadda Sheekh Nuur ee magaalada Hargeysa.
Hooyadani waxay haysaa wiilkeeda oo muddo ka badan 13 sano xanuusanayey.waxaana uu ka xanuunsanayaa masaxda
Hooyo Khadiija inti aan waraysiga la lahayn waxay noo sheegtay inaanay haysan wax dhaqaale aha, cunto ay cunaan, hoy ay seexdaa oo ay ka galaan dhaxanta iyo kulaylka dhacaya.
Ayeeyo Khadiijo waxay u baahan gurmad iyo gar gaar losoo fidiyo si cusbitaal loogu geeyo inankeda oo caafimaad loogu raadiyo ilaahay ayaa caafimadka bixiyee.








