Wararka Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Balligubadle Ee Gobolka Hawd By admin - March 14, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Arabsiyo News—-Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Bixii Cabdi iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayay ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada balligubadle ee xarunta gobolka hawd. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka