Madaxwayne S/land oo kulan la yeeshay Bahda Garsoorka Dalka

0

Hargaysa(AN) Madaxwaynaha S/land Axmed Maxamed Siiaayo ayaa  kulan kua qaatay Madaxtooyada bahda Grsoorka Dalka,kulankaas ayaa warbaahintu dibad joog ka ahayd  ,markii ukalanku soo idlaaday ayaa waxa siwada jir shir saxaafadeed uqabtay Gudoomiyaha Maxkamada Sare Aadan X Cali Axmed iyo Wasiirka M daxtooyada S/lad Maxamuud Xaashi Cabdi

Halkan ka daawo shirkaas Jaraaid

 

 

Arabsiyonews.net

Hargaysa Office