Berbera(AN) Daawo Gudoomiye Ciro oo dhalinyaro ka gadoodsan hadal hore ugasoo yeedhay kaga dhex shimbiro waaqleeyeen Gudaha Berbera
‘‘Berberi way bugtaa dawadii waan idiin sidaa ….waxaan udhiibay dhiibay Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble salacalee oo talaalkii wada……..”Gudoomiye Ciro
“Cirooy yaanay lacagtu kaa dhamaane Berberi waa taad hore utiri way bugtaaye ,cod naga helimaysid ee naga raali noqo” qaar kamid ah dhalinyarta mgaalada Berbera
Arabsiyonews.net
Hargaysa Office








