Arbsiyo News—-Iyadoo ay gobolka gabiley iyo deegaano badan oo hoos yimaada ay mudooyinkii u danbeeyey ay hayeen abaaro baahsan oo dad badan caydheeyey ayaa waxa maanta ka da’ay roob lagu diirsaday.