inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun Waxaan Dhambaal Tacsi ah u Diraynaa Dhamaan Qoyskii iyo Qaraabadiiiyo Dhamaan Ardaydii ay isku iskuulka ahaayeen Gaar ahaan Four ka ee uu ka Baxay Alla ha u naxariistee Marxuum Sacad Cabdi Muxumed { sacad Gabal } oo maanta ku geeriyooday magaalda Arabsiyo, waxaanu Allah uga Baryanaa inuu Naxariiistiiisa ka Waraabiyo Samir iyo iimaana ka siiyo Dhaamtoood









