Ururka Tawakal oo Deeq ka kooban Caleen iyo Boolash Gudoonsiiyay Degaanka Boqor ilaa Boodhlay ee Koonfurta Gabiley

0

Arabsiyo  News– Waxa ay Sahra Cabdilaahi sheedaal oo ka wakiil ahayd Ururka Tawakal ayaa waxa ay Gudoonsiisay Deeqdi loogu soo Dhiibay oo ka koobnayd 17 xadhig oo Caleen ah iyo 20 kiish oo Boolsha, waxa kale oo ay u  mahadnaqeen Odayaashii ka hadlay Madashaasi  Cid kasta oo  ka qayb qaadatay sida Allah oo u soo Gurmaday iyo waliba Xukuumada Somaliland, sidoo kale waxay halkaasi uga Duceeyeen in Allah Xilka uu hayo ku garab galo Xildhibaan  Caydaruus Cabdilaahi Sheedaaal.

warkaasi oo Faahfaahsan halkan hoose ka daaawo:-

 

Abdifataax Maxamed Giryaad

Arabiyo Main Office

+252-63-4654654

Arabiyonews@gmail.com