Daawo Gabiley Badhasaabka Cusub Ee Gabiley Iyo Maamulka Dagmada Togwajaale Ayaa Maanta Mashaarico Hormarined Oo Laga Hirgaliyay Togwajaale Xadhiga Ka Jaray Sidokalena Qaarkale Dhagax dhigay

0

Daawo Gabiley Badhasaabka Cusub Ee Gabiley Iyo Maamulka Dagmada Togwajaale Ayaa Maanta Mashaarico Hormarined Oo Laga Hirgaliyay Togwajaale Xadhiga Ka Jaray Sidokalena Qaarkale Dhagax dhigay
Gabiley(AN)Badhasaabka Cusub Ee Gabiley Oo Maanta Si Diiran Logu Soo Dhaweeyay Magaalada Togwajaale intii aanu Badhasaabka Cusubi Soo Gaadhin Magalada Togwajaale Ayaa Waxa Lagaga Hor Yimid Baanka Wayn ee Mashruuca Magalada Tog Wajaale halkasi oo Lagu Soo Dhaweeay Fardo iyo Gaadiid Tiro Badan Waxan Badhasaabka Loo Soo Galbiyay Maglada Wajaale Halkasi oo Maamulka Dagmada Togwajaale Ay Xadhiga Kawada Jareen Mashaarico Hormarined Oo Laga Hirgaliyay Togwajaale Qaarkalena Ay Dhagax dhigeen Halkan Kaga Bogo Warbixintasi Oo DhamaysTiran

Arabsiyonews.net
Office Gabiley