Shir-guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Axsaabta Qaranka Oo Shaaciyay Xilliga Rasmiga Ah La Gudda Galayo Xeerka Qabyo Qoraalka Ah Ee Doorashooyinka Dalka

0

Arabsiyo News—Shir-gudoonka golaha wakiilada iyo axsaabta qaranka ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay xiliga uu bilaabmayso guda galka dhamaystirka xeerka qabyo qoraalka ah ee doorashoyinka dalka ka qabsoomaya, oo gacantooda ku jiro gudida arimaha gudaha ee golaha wakiilada somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka