Arabsiyo News—Masuuliyiinta jaamacada islaamiga ah ee AL Najax faraceeda magaalada burco ayaa sheegay inay heshiisyo hor leh la galeen qaar kamida jaamacadaha duniga gaar ahaana jaamacada Al-Madina ee ku taala dalka Malasia.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka








