7 Qof Oo U Dhashay Dalka Hindiya Oo Lagu Qabtay Magaalada Berbera Iyagoo Ku Iibinaya Dawooyin Sun Ah

0

Arabsiyo News—Magaalada Hargaysa ayaa waxa lagu soo bandhigay 7 qof oo dalka hindiya u dhashay oo lagu qabtay magaalada Berbera iyaga oo ku iibinaya Sun ay dawooyin ka dhigayaan, dadkaasi oo markii oire dalka ku soo galay sifo dalxiis ayaa hadda dib loogu masaafurinayaa wadankoodii.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka