Fariin Culus: Daawo Waayaha Dadka La Nool Xanuunka Dhimirka

0

Arabsiyo News—Barnaamijka caafimaadka todobaadkan waxa aanu idiinku haynaa tebin murugo leh oo ka warameysa, “Waayaha dadka la nool xanuunka Dhimirka” ee ku dhaqan dalka Somaliland.

Filimkan hoose waxa uu idiin sidaa fariin xanuun badan oo u baahan in qof wal oo awoodi karaa qayb ka noqdo wax u qabashada, qaybtaas dhan ee ka tirsan bulshadeena ee uu saameeyey xanuunka noloshoodii kala dhantaalay.

Filimka fariinta sidaa waa kan hoose ee si dhugleh u daawo: