Munaasibad lagu xusayay Abwaan Cabdilaahi Suldaan Timacade oo Xalay lagu Qabtay Gabiley

0

Arabsiyo New– Xaflad lagu xusayay Abwaan Cabdilaahi Suldaan Timacde ayaa lagu qabtay Hoolka jaamacada Timacade ee gabiley Xafladaasi oo lagu marti qaday 43 abwaan, iyadoo ahayd Munaasibadii 43aad, halkan hoose ka daaawo

 

By: Abdifataah Mohammed Giryaad

Arabsiyo Main Office

Arabsiyonews@gmail.com