Arabsiyo News–Duqa degmada berbera cabdishakuur cidin ayaa maanta ka hadlay waxyaalaha u qabsoomay sanadihii u danbeeyey golaha deeganaka berbera waxaana uu sidoo kale uu sheegay inay qorshaysan yihiin inay mashaariico fara badan ka hirgalinayaan gudaha magaalada berbera
Halkan ka daawo muuqalka warka
https://youtu.be/AjXmjp6ti0k








