Jawiga Degmada Arabsiyo Iyo Maanta

0

Arabsiyo News— Jawiga Degmada Arabsiyo ayaa ilaa saaka ahaa Mid Rooban kaas oo ay indhahaagu ku doogsanayaan markaaad Dhex socoto Magaalada, Roobkaasi oo aan ahayn Roob xoog u da’aya balse ah roobka Loo Yaqaan DULKAHOOR oo aayar ku Da’a Badiyaaba.

 

Dawo  Sawirado ka turjumaya Quruxda iyo Daganaanshaha Degmada Arabsiyo

 

IMG_20160131_050058 IMG_20160131_050110  IMG_20160131_050443 IMG_20160131_050539 IMG_20160131_050542 IMG_20160131_050546

Abdifataaah Mohammed Giryaad

Arabsiyo Desk