Daawo Wafti Ay Hogaaminayso Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo kormeer Kusoo Maray Deegaano Badan oo Hoos yimaada Gobolka Gabiley

0

Arabsiyo News—

Wasiirka Deegaanka somaliland Marwo Shukri Xaaaji Ismaaciil Bandare iyo  wafti ay hogaaminayo ayaa kormeer kusoo maray deegaano badan oo hoos yimaada gobolka gabiley.
Kormeerka ay waftidani u tageen deegaanadaasi ayaa daaranaa sidii ay usoo indha indho lahaayeen xalada guud ee deegaanada.
Halkan ka Daawo muuqaalka warka