Gabiley (AN)Maamulka Dagmada Togwajaale Oo kaa shanaya Gudiyada Hormarinta Iyo Ganacsatada ayaa Maanta si Rasmiya U Bilaabay dhismaha Wadada isku Xidhaysa Cisbitalka Iyo Magaalada Gudeheeda Oo Baahi Wayn ay U Qabeen Dadwaynaha Reer Wajaale waxana Masuuliyiinti Halkasi Ka Hadashay Hadaladoodi Ka Mid ahaa sidan Sidokalena Waxay Masuuliyiintani soo Kormeeren Toga Wajaale Oo Ay Ka Nadiifiyen Qashinkii islamarkasina ay Soo Dajiyen Dad Ku Ganacsada Halkan Kaga Bogo Warbixintasi Oo Faahfaahsan
Geedi Cumar
Arabsiyonews.com
Office Gabiley








