Gabiley(AN)Daawo Gabiley Suxufiyiinta Kala Duwan Ee Ka Hawlgala Gabiley Oo Canbaareyay Xadhiga wariye Cabdimaalig Muuse Coldon Waxayna Baaq U Diren Madaxwaynaha somaliland Sidokalena waxay Dhaliilo Dusha Ka Huwiyen Badhasaabka Gobolka Togdheer Halkan Kaga Bogo Warbixintasi Oo dhamaystiran
Arabsiyonews.com
Office Gbailey








