Arabsiyo News—Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha somaliland ayaa, markii ugu horeysay ku fashilmay inuu fulo am,ar uu ku bedelay Taliyihii Ciidanka ilaalada Xeerbaha Gobolka Saylac Haaruun Siciid ,ka dib markii uu ku gacan sayidhay taliyihii Ciidanka Saylac
oday Maxamuud Xaaji Fiqi oo ka mid ah dadka deeganka Saylac oo khadka Telphoonkan ugu waramay shabkada Somalireports : waxaa hadlkii ka mid ahaa Jananka ciidanka ilaalada xeebaha jamhuuriyada Somaliland Admiral MaxameXuseen(Xiirane) waxaa uu sameeyay isku bedel qaar ka mid ah saldhigyadaciidanka ilaalada xeebaha jamhuuriyada Somaliland waxaa xusid mudan in mid kamid ah taliyayaashii lagu sameeyay bedelku uu si cad u diiday iyada oo aan ilaahada lag garanayn sababta rasmiga ah ee ka danbeysa.Admiral Xiirane waxaa ka mid ahaa salidhigyadii uu taliyayaashooda siku bedalaytaliyayaasha saldhigyada saylac iyo maydh, waxaa dhacday in in markii amarkajananku soo baxday uu taliyihii saldhiga saylac mudane Haaruun Siciid si cad udiiday amarkii jananka halka uu taliyihii saldhiga maydh oo ahaa ninkii aas aasaysaldhiga maydh isla markaana ah salidhiga ugu weyn ee ciidanka ilaalada xeebuhuuguna hubka badan uu si nidaamka waafaqsan amarkii u qaatay isla markiiwarqada amraku gaadhayna uu iska soo xaadiriyay xarunta guud ee ciidankailaalada xeebaha ee hargiesa, halka taliyihii salidhiga saylacna uu ilaa hada joogosaylac amarkiina diiday.Nasiib wanaag ciidanka saldhiga saylac ayaa si weyn u soo dhaweeyay bedalaadataliyihii hore iyo magacabista taliyaha cusub isla markaana ku qasbay taliyihii horein uu xilka $riyo waxaan sidaa xilkii ku $rsaday taliyihii maydh hadan ah taliyahasaldhiga saylac mudane Maxamed water, halka taliyihii hore ee saylac aanu taginsaldhigii maydh ee loo magacaabay, amar diidadiisuna waxay salka ku haysaataageero uu ka helayo madaxweyne ku xigeenka qaranka mudane cabdiraxmaansaylici iyo jananka ciidanka asluubta mudane Xudhuun oo sodogii ah.
isagoo hadalkiisa sii wata oday Fiqi waxuu yidhi “” Taliyaha amar diidada sameeyay waxaa imika lagula taliyay in uu iska siideganaado saylac isaga oo bilaa xil ah, isaguna wuxuu ku hawlan yahay sidii uu ukicin lahaa dadweynaha deegaanka, isaga oo dadkana u sheegaya warar aan saliyo raad toona lahayn oo caadifadaysan waxaanu ururinayaa dad taageera oo umudaharaada oo $i&iyada uga hadla si saldhiga loogu soo celiyo taasina waa midka fog xaqiiqada dhabta ah ee saylac, dadkan wuxuu ka soo ururinayaadeegaanada ku dhaw dhaw saylac.Hadaan si kooban u dul istaagno taariikhda taliye Haaruun Siciid, taliye haruunwuxuu hore uga $rsanaan jiray ciidanka qaranka jamhuuriyada Somaliland gaarahaan guutada fadhigeedu yahay Bariisle waxaanu waq$gaas u qaabilsanaasaadka.Waxaa dhacday waq$gii ONLF tu hubka kala soo degtay xeebaha galbeedka in uuahaa ninkii wadada mariyay ee gadhwadeenka u ahaa, markii kiiskaa laguogaadayna waxaa laga rusqeeyay ciidanka qaranka, isla dhawr bilood kadib ayuumadaxweyne ku xigeenku qorey ciidanka ilaalada xeebaha jamhuuriyadaSomaliland, mudo yar kadib wuu madaxeyne ku xigeenku ka codsaday janankaciidanka ilaalada xeebaha admiral axmed aw cismaan in ninkaa haaruun umagacaabo taliyaha saldhiga saylac waanu ka aqbalay codsiga madaxweyne kuxigeenka waanu u magacaabay taliyaha.Waxaa ayaan daro ah in isaga oo waxaas oo khalad ah hore loogu sameeyay uuhadan maanta wado khal khal iyo kicin dadweyne uu deegaanka ka dhexsameynaayo, taasina waxay noqonaysaa sidii maah maahdii soomalida ee ahayd“Gardaro Garab Ogi Ma istaagto”.
Gabo gabadii oday Fiqi waxuu madaxweynaya ugu baaqay inuu xaalada hoos u eego waxaanu yidhi ”
Ugu danbeyni waxaan u soo jeedinayaa madaxweynaha qarankain uu arintaa uu madaxeyne ku xigeenku lugta kula jiro hoos u eego xalna uraadiyo si kalsoonida ciidanku iyo kala danbayntu u waarto hadii kale dalku fowdoayuu gali amar kala qaadashaduna waa la waayi waxbana inoo kala soconmaayaan.Wariey madaxbanaan
Arabsiyo Main Office








