Daawo Abaaro ba’an oo ku habsaday degaanada Korjiga iyo Biyo qaloocan oo kamid ah Degmada Arabsiyo

0

Arabsiyo News—- Abaar Baahsan ayaa ku dhufatay aagaga koonfureed ee Magaalada Arabsiyo taas oo siday dadka ku nooli sheegayaan ah tii abid ugu darnayd taas oo ay sheegeen inaanay hore u soo marin  Deegaanadan, Balse aanay ka quusan raxmada Alle, wararku waxay ku darayaan in aanay xataa Masaajiidu lahayn Biyo lagu waysaysto, dhanka kale Cabdi samad ayaa Cod Dheer ku Sheegay in la soo Caawiyo Bulshadaasi ay abaaraha Baahsani saameeyay.

Halkan Hoose ka daawo Muuqaalkaasi oo dhamaystiran

By: Abdifataah Mohammed Giryad

Arabsiyo Main Office