Maxkamada Gobolka Maroodi-Jeex oo xukun ku riday laba nin oo ku eedaysnaa makhraati beenaale

0

Hargaysa(AN) Maxkmada Gobolka Maroodi Jeex ayaa Xukun ku riday laba nin kuwaasi oo ku eedaysnaa markhaati been abuura, goaanka maxkamada  oo nuqul kamid ahi soo gaadhay shabakada Arabsiyonews.com ayaa waxa u dhignaa sida tan

lifaaq

Arabsiyonews.com

Hargaysa Office