Hordhaca Xaflad Lagu xusayay Mawliidka Nabiga {NNKH} Ayaa lagu qabtay Degmada Arabsiyo

0

Arabsiyonews —- Xaflad aad u balaadhan ayaa maanta lagu qabtay hotel Carafa ee degmada Arabsiyo Taas oo lagu xusayay Dhalashada Rasuulkeenii Muxamad SCW, ayaa si heer sare ah uga hacday magaalada, halkaasi oo ay ka so qaybaleen madax sar  sare iyo Xildhibaanada Barlamaanka somaliland iyo Culimaaudiin halkaasi oo ay wayi dheer ka jeediyeen.

 

Dhanka kale waxa halkaasi looga duceeyay Marxuum Wariye Cawke oo looga bartay inuu ka soo qayb galo Xafladaha Noocan ah, balse ay sanadkan u suuroobi wayday, waxaanay Allah uga baryeen inuu Naxariistii Jano Ka waraabiyo Marxuunka.

 

Akhriste Barnamijkaas oo dhamaystiray goor dhaw ka Daawo Arabsiyonews.com

By: Abdifataah Mohammed Giryaad

Arabsiyo Main Office

DSC06505 DSC06509 DSC06494 DSC06502