Hargaysa(ANN) Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID ayaa maanta xil cusub u magacaabay Md Abdiwahaab Hassan Ismail inuu maanta laga bilaabo noqdo ku simaha gudoomiyaha garabka dhalinyarada heer qaran ee xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID.
![]() |
Xoghayaha Xidhiidhka Gobalada iyo Degmooyinka ee xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka
Abdiqani Ibrahim Salaf Kaptanka
Arabsiyo Office









