Siyaasi Maxamed Cabdi (Iskeerse) oo ka qeyb galay Shir-weynaha Xisbiga Kulmiye

0

Hargaysa(AN)-Maxamed Cabdi Aadan (Iskeerse) waa mid ka mida rug-cadaayada xisbiga kulmiye siyaasada xisbiga in badan ku soo dhex jiray, waxaa uu ahaa ragii dhidibada u aasay sidoo  kalena hiil iyo hooba la garab taagnaa.

Maxamed Cabdi Iskeerse Saaka Waxaa uu joogay Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye kiisii 5aad kaasi oo ka qabsoomay hotel Mansoor

Waxaa uu ka mid ahaa mudane Iskeerse Xubnaha Halkaasi Joogay ee Codkooda Dhiibanayay

12208726_980764165303480_6712039730282526890_n

 

12234988_980764305303466_4606145175031639600_n 12239495_980764225303474_3970531630705287492_n