Wararka Daao:Masuuliyiinta Magaalada Tog-wajaale oo Hanbalyeeyay Musharaxiinta Kulmiye ee Shir-weynaha Lagu doortay By admin - November 10, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargaysa(AN)-Masuuliyiinta Magaalada Tog-wajaale ayaa Hanbalyo u Diray Musharaxiinta Xisbiga Kulmiye ee Maanta Lagu Doortay Shir-weynaha Xisbiga Kulmiye oo ka dhacay magaalada Hargaysa Gaar ahaan Hotel Maansoor