Daawo:Madax-weyna Somaliland oo ka Dhawaajiyay in Lagu Kala Aragti Duwanaan karo Siyaasada Lakiin Xasiloonida Wadanka La Ilaaliyo

0

Hargaysa(AN)-Munaasibada Sannadguurada 22aad Ee Ciidanka Booliska somaliland oo uu Madax-weynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo Ka Qeybgalay waxaa uu ka Jeediyay Khudbad La xidhiidha Hanbalyada Sannadguurada ciidanka booliska