Hargaysa(AN)-Madax-weynaha Somaliland oo Uu Waheliyo Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arimaha Dibada Sacad Cali Shire Ayaa Qaabilay Wafti Ka Socday Midowga Yurub oo uu hogaaminayay Ergayga Somaliya iyo Somaliland U Qaabilsan Hadaba Daawo Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen oo uu soo jeedinayo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland








