Dibumilicso: DR Maxamed Cabdillaahi Cumar “Wasiir Xirsi Waa Mucaaridka Koowaad Ee Xukuumadda Axmed Siilaanyo”WARAYSI HORE

0

Hargaysa(AN)-Wasiirkii hore ee wasaaradda arimaha dibada Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar ayaa waraysi uu hore u bixiyay ku sheegay in mucaaridka koowaad ee xukuumadda Axmed Siilaanyo leeyahay yahay Wasiir Xirsi .

Warbaahinta Tooshnews ayaa dib u daabacday waraysigaasi kadib markii dhawaan uu wasiir xirsi ka horyimid Amarada madaxwaynaha ee uu iska casilay xilka wasiirkii Madaxtooyadda Somaliland.

HALKAN KA DAAWO WARAYSIGAASI

 

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Office