Hargaysa(AN)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Prof: Farax Cilmi Geedoole ayaa beeniyay warar laga faafiyay oo sheegaya inuu sika casilay kuna biiray xubnaha ka dareeray xukuumada waxanu sheegay inaanu iska casilin Xukuumada balse uu u taagan yahay Musharaxa Madaxwayne Ku-xigeenka KULMIYE hankiisuna yahay halkaii .
Wasiirka Waxbarashada Oo aarrimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi “Wararka sheegaya inaan is casilay waa been oo waxan ahay Musharax Madaxwayne Ku-xigeen ee KULMIYE “.ayuu yidhi Wasiirka Waxbarashada.








