Hargaysa(AN) Musharaxa Madaxwayne ee Xisbiga ucaaridka ee Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa hadal hurin kara kala qaysanaan Xisbiga Ucid gudihiisa ku duray Gudoomiyaha Xisbigaas Faysal Cali Waraabe oo dadka badankiisu qabaan in lbadan masuul kala aragti ka yihiin siyaasda Xisbiga iyo qaabka iskhilaafsan ee ay warbaahinta hadalada umariyaan taas oo saamayn taban ku yeelatay saaxada Xisbinimo haday tahay doorka Xisbiga Ucid kulahaa dhinacyada Mucaaridada iyoo tageerida oo tageerayaasha xisbigaas ku jahwareeren labada Masuul
Halkan kadaawo Jamaal Cali Xuseen weedhihii ku duray Faysal Cali Waraabe
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office








