Daawo Xanuuno Lago Cabsi Qabo inay Ka Dilaacan Magaalada Arabsiyo + Dadwaynaha Reer Arabsiyo Iyo Xildhibaan Nimo Oo Sida Fiinta Uga Qaliyay +Xukuumada Oo ay Fariin U Diren

0

Gabiley (AN)Dadwaynaha Kudhaqan Magaalada Ku Arabsiyo Ayaa Waxay ka Dayriyeen Xaalada Nadaafad daro oo soo wajahdy Magaalada Araabsiyo Iyadoo Kawaanka Magaladaasi Uu Qariyay Dhiiga iyo Uuska Dhexjiifa Kawaanka Magaladaasi Waxayna Dadwaynahani  Intaasi  ku dareen inay U Dheertahay Irbado Iyo Qashin Halkasi Lagu soo Daadiyo Islamarkaasina   sababta inay xoluhu kaga dhintaan qashinkaasi Sidoo Kalena waxay Dadwaynaha Reer Arabsiyo Dhaliilo Dusha Uga Tuuren Qaarkamdi ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka gabiley Ee magalada arabsiyoLaga soo Doortay Marka Laga Reebo Xildhibaan Nimco Bucul Oo Iyadu ah Xildhibaanka Kaliya Ee Bulshadeedi Dib Ugu Noqotay islamarkaasina Dhib Iyo Dheefba la Qaybsatay Bulshadeedi soo Doortay Halkan Ka Daawo Warbixintaasi Oo Faahfaahsan

Maxamed Xasan sheekh Maxamed Juba

Arabsiyonews.com Office Gabiley