Dirawalkii Booyada Shidalka Siday Waday oo ka waramaya Habkii kooxo Gadoodsan Jidgooyada ugu Dhigeen

0

Ber-bera(AN)-Darawalkii Jidgooyada Ay ku Sameeyen Kooxo Ka Gadoodsan Wareejinta Haamaha Shiidalka Ber-bera isla Markaasna Gaadhi uu Waday oo shidal Sarnaa Toogteen ayaa Ka Waramaya Xaalada markii Falkaasi Dhacayay