Maxamed Cabdilaahi Uurcade Oo Sheegtay Inuu Yahay Xoghayaha Xisbiga KULMIYE,Warsaxaafadeedna Kusoo Saaray.

0

Hargeysa(AN)xoghayaha xisbiga WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa warsaxaafadeed uu shalay soo saaray hoosta kaga xariiqay inuu yahay xoghayaha xisbiga KULMIYE.

Warsaxaafadeedkan oo uu ku saxeexnaa xoghayaha xisbigaasi Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa xaga hoose kaga qortay warsaxaafadeedkan inuu yahay xoghayaha xisbiga KULMIYE,halka looga baahnaa inuu ku qoro xoghayaha xisbiga WADDANI oo uu yahay,waxaanu warsaxaafadeedkaas kaga hadlaayey waxa uu ka qabo xisbigoodu murashaxiinta kala duwan ee ku dhex loolamaaya xisbiga KULMIYE ee carabku ka xaday.

 

 

Hoos Ka Eeg Warsaxaafadeedkan

 

Mawqifka tartanka Kulmiye