Shirkaasi oo saaka Subaxnimadii ka furmay Ankara ayey dhincaydu ku falanqeeyeen sidii loo fulin lahaa heshiisyadii hore looga gaadhay arrintaasi, iyo sidii labada dhinac u wada maamuli lahaayeen hawada.
Shirka ayaa maanta ku soo dhamaaday falanqayn iyo doodo adag oo dhinacyadu ay is waydaarsadeen, iyada oo Bari-na uu sii socon doono. Wixii najiito ah ee ka soo baxana waxaanu u soo bandhigi doonaa shacabiga reer Somaliland iyo Saxaafadda Madaxbanaan.”
Xubnaha Dawladda Somaliland.
1.Maxamuud Xaashi Cabdi, :Wasiirka Duulista iyo Hawada
2.Saciid Cabdi Maxamed : Wasiir ku xigeenka Duulista iyo Hawada
3.Saciid Mahdi Ileeye, : Agaasimaha Waaxda Duulista
4. Axmed Cumar Caga-dable, : La Taliye
Xubnaha Dawladda Soomaaliya
1.Cali Axmed Jaamac (Gangali) Wasiirka Duulista iyo Gaadiidka
2.Cabdiwaaxid Cumar : Agaasimaha Duulista
3.Maxamed Khaliif : La Taliye
4.Axmed Cabdiraxmaan :Sarkaal Hay’adda Duulista
Xubnaha Hawada ICAO
1.Ivan Galan : Agaasimaha xafiiska farsamada iyo iskuxidhka
2.Nancy Onyedim : Sarkaal ka tirsan Waaxda Hawl galinta
Dawladda Turkiga
1. Olgan Baker : Safiirka Turkiga ee Somaliland iyo Soomaaliya
2. Kareem Yilmaz : Xoghaya koowaad ee Wasaaradaa Arrimaha dibada
3. Hulusi Kilic : Agaasimaha bariga Afrika
4. Ahmed Riza Demirer : Ergayga gaarka ah ee wadahalada Somaliland iyo Soomaaliya
5. Seval Ince : Air Traffic Controller
ALLA MAHAD LEH.
Cumar-Sayid Cabdilaahi Aadan
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista iyo Hawadda Somaliland
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office