Daawo Suldaan Sabaysa oo ku eedeyey Xil Cagayare mid madaxa iskugalinaya Ciyaartoyda Maroodijeex iyo G.Awdal

0

Hargaysa(AN) Suldaan Mawliid Cali Sabaysa ayaa ku eedeyey Xil Cagayare  mid madaxa iskugalinaya Ciyaartoyda Maroodijeex iyo G.Awdal

“ciyaartoydii maroodijeex waxa dhex fadhiya  inan xildhibaan ahay oo reer Hargaysa ayaan ahay oo cagayare layidhi  oo  cod xaarana ku soo baxay  degaanka Hargaysan dadkaan ushegayaa maaha markaa waxa uu isku dirayaa Ciyaartoyda Gobolka Awdal iyo Maroodijeex” ………Suldaan Sabaysa

Halkan kadaawo Wedhihii Suldaan Sabaysa Iyo Xildhibaan Cagayare

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Office