Daawo Wasiirka wasaarada ayaahadhimo sharafeed Lagu Maamuusayo U Sameeyey Xulalka Kubadaha Cagta iyo Kollayga ee Gobolka Gabiley

0

Gabiley(AN)Wasiirka wasaarada warshadaha Somali land shucayb maxamed muuse ayaa

hadhimo sharafeed Lagu Maamuusayo U Sameeyey Xulalka Kubadaha Cagta iyo Kollayga ee Gobolka Gabiley Ka dib markii ay ka soo gudbeen Tartankii Is Reeb-Reebka Kooxaha Gobollada Somaliland kuwaas oo isku diyaarinaya Inay ka qayb-galaan Tartanka Sideeda Kooxood eek u wada

Ciyaari doona Magaalada Hargaysa ee Xarunta Somaliland. Munaasibadani Qado-sharafta Ahayd oo lagu qabtay Hoolka Shirarka ee Bookh ee Magaalada Gabiley ayaa waxa kala qayb-galay Wasiirka Maayarka

Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi, iyo Xildhibaano ka tirsan

Golaha Deegaanka Gabiley Siyaasiyiin iyo Mas’uuliyiin kale. Halkan Ka Daawo Video

Arabsiyonews.com Office Gabiley somaliland