Gabiley (AN)Qaarkamdi Xildhibaanada G.deeganka Gabiley Oo Baafinaya Xildhibaanadii Barlamaabka Ee laga Soo Doortay Gabiley. Iyo Wasiirada Kasoo Jeeda Ee Reer Gabiley. sida ay Uga Aamusin Taageeradii ay Uga Fadhiyen Xulka Gobolka Gabiley Ee Dhalinyarada Reer Gabiley Waxanay Xusen In Gobolka Gabiley Uu Tabayo Kaalintii Wasiirkii hore Ee Maaliyada Somaliland C/Casiis maxamed Samaale Oo Kamid Kaa Siyaasiyiinta Kasoo Jeeda Gobolka Gabiley
Maxamed Xasan Sheekh Maxamed ( Juba)
Arabsiyonews.com Office Gabiley










