Hargeysa (AN) Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa la filayaa inuu Maalinta Bari aha Dib Dalka Ugu Soo laabto isagoona qayb ka ahaa wafitgii Madaxweynaha Somaliland ee gaadhay Dalka irland hadana Ku Sugan Dalka Ingiriska
Soo Laabasahdan Dag daga ah ee Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland ayaa ah Mid Uu olole uga dhex raadsanayo Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo Intoodii Badnayd Tageero uu Muujiyeen Gudoomiyha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi .
Waxana Wararka aya Warbaahinta Waaberinews.net Helaysaa aya Sheegayaan Inuu Hada baryaayo Wasiir Ku Xigeenadii Xirisi Magacabay ee Xirsi Taabacsanaa Kuwaas Oo La Filaayo Inay Noqdaan Bari Safka Hore ee Soo Dhawaynaya Mr Biixi .
Warar Hoose oo aanu Helayno ayaa Sheegaya In Mr Biixi Iyo Abiib Timacd Ay Isku Dhaceen Kadib markii Wasir Biixi Ka Dalbaday Abiib Timacd Inuu Taageero U Muujiyo Madama Oo Sida Uu Ku Af gobaadsaday oo uu sheegay inaanu JirinĀ Olole Musharaxnimo Oo Uu Hada Ku Jiro Cabdicasiis Maxamed Samaale Waxan Dalbka Maxmed Biixi Ku Gacansaydhay Abiib Timacd Sheegayan Inaanu Tageerayn Hadiiba Uu Cabdi Casiis Samaale Ka Tanasulo Hankisa Musharaxnmo Uu Taageeri Doono Gudoomiyha Kulmiye Muuse Biixi
Hadlakan Ka Soo Baxay Wasiirkii Hore ee Warshadaha ayaa Wasirka Arimaha Dibada Ku Noqday Qandhuuftaada Dib Uliq Taasina Waxay Gayayasiisay Wasirka Arimaha Dibada Inuu Fadho Madhan Ka Istaago Golihii Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye .
Arabsiyonews.com
Hargaysa Desk








