Berbera(AN) War Deg Dega , Maxkamada Gobolka saaxil ayaa xoriyadoodii usoo Celisay Labada wariye ee kala ah Axmed Saciid Maxamed iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cige iyo waliba Abwaan Maxames xasan cajaa’ib oo Labadii
maalmood e danbeeyay Ku xidhnaa saldhiga dhexe e Berber. –
Maxkamada ayaana saaka Diiday Codsi Bilayska iyo Xeer Ilaalinta Gobolka saaxil dalbadeen o ahaa in Afar casho o danbe Loo xalaaleeyo sidii ay Kiis ugu samayn lahaayeen Labadan wariye iyo Abwaanka.
Sii dayntan kabacdi Ururka suxifgiinta somaliland e SECJA ayaa u mahad naqao bahda garsoorka somaliland, oo Sharciyan waafajiyaya sii daynta wariyayaasha Xeerka saxaafada Somaliland.
waxa kale oo Ururtka Suxufiyiinta Soamliland e SECJA u mahadnaqay warbaahinta kala duwan e
Somaliland o Siwayn uga qayb qaatay Sidii xoriyadooda ay wariyayyaashu u Heli lahaaayeen
Arabsiyonews.com Office Gabiley









