Ama Doonaya Inay Musharaxiin Noqdaan Nin Aan Kuqanac sanahay, Oo Aan Is Leeyahay Dalkan Wuu Hogaamin
Reer Kulmiyow Biyahan Horaan_toodii La Arkay, Dabadoodu Waa Huubo. Waxan Uga Jeedaa Xusbiga Kulmiye Hore Ayaynu Ubaranay, Oo Waataynu Dooranay. Dhaqankiisa Iyo Taladiisaba Waynu Kadharag_sannahay. Marhadaynu Horaantii kulmiye Baranay, Dabadiisu Waa Huubo.Waxaan Uga Jeedaa Anigu Maanta Kuma Arko Raga Faraha Badan Ee Sheega, Ama Doonaya Inay Musharaxiin Noqdaan Nin Aan Kuqanac sanahay, Oo Aan Is Leeyahay Dalkan Wuu Hogaamin Karaa.Iima Muuqdo Nin Aan Is Leeyahay, Xaalada Ay Maanta Somaliland Kujirto. Ee Debeda Iyo Gudahaba Kamuuqata, Oo Bulshadan Siikala Fogaanaysa Is Kusoo Dabaalikara. Waxaa ii Muuqda Rag Aan U Arko, Kud Kaguur Oo Qanjo Uguur. Waan Eegay Oo Afarta Koonaba REER_KULMIYE WAAN IS KATAAGAY, OO WAAN ARKI WAAYAY, AWR REERKU KUGUURO, OO AFARTA HAAMOOD IYO XAMAAMADA LAGU AAMINO. Waa Qaar
Buubaaya, Qaar Wayd Ah, Iyo Qaar Aanay Cidiba Laylyin Oo Buubaaya. IIMA Muuqdo Awr Qudha Oo Kulmiye Kujira, Oo Caruurta Iyo Waxaraha Lugu Aamino Oo Lasaarikaro. AWRKII REER_KULMIYE UGU WAYNAANA WAAKAA JOOGSADAY, OO LAGU NOQONMAAYO. XAALKA KULMIYE WUXUU NOQDAY, BIYAHA AYNU HORAAN TOODII ARAGNAY, EE AANU BARANAY, DABADOODU WAA HUUBO. BALIGA AJJADA AH DADKA IYO XOOLUHUBA KAMA CABAAN OO WAY KAMAAGAAN. WAANU IDINKA MAAGNAY, DIBBAANU IDIINKA GURANAY REER KULMIYOW. – See
Arabsiyonews.com Office Gabiley









